Daawo sawiro: Safiirka Turkiga oo booqasho ku yimid Kismaayo
Safiirka dalka Turkiga u fadhiya dalka Somalia Olgan Baker iyo wafdi la socda ayaa saaka soo gaadhay magaalada Kismaayo iyadoo wafdiga safiirka ay garoonka ku sood dhaweeyey madaxweyne kuxigeenka labaad ee Jubaland Suldan Cabdulqaadir lugadheere.Safiirka ayaa soo dhaweyn kadib loo gudbiyey madaxtooyada Kismaayo halkaas oo uu kulan kula yeeshay madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam.Kulanka madaxtooyada kadib waxa ay wafdiga safiirka booqandoonaan dekadda magaalada Kismaayo.
Daawo sawirada