Dhagayso: Wasiirka Waxbarashada DFS oo marti ku ah barnaamijka Wicitaanka ee VOA “Barnaamij aad u xiiso badan”

1720

Barnaamijka wicitaanka ee ka baxa idaacada VOA somali ayaa todobaadkan waxaa marti ku ah Wasiisrka Waxbarashada ee DFS Qadar Bashiir Maxamed oo ku suggan magaaladan Washington.

Wuxuu barnaamijka ku saabsanyahay Manhajka, tayada waxbarashada Somalia, deeqaha waxbarasho ee dibadda iyo mashruuca aada dugsiyada.

Barnaamijka VOA oo dhameystiran halka hoose ka dhageyso:


Puntlandes.com

About The Author