Daawo Video: Xisbiga talada Somaliland haya oo mucaaradka ku eedeeyey in Xamar laga soo afuufayo

Dhawaan ayey ahayd markii labada xisbi ee mucaaradka Somaliland ee Wadani iyo Ucid  oo ay weheliso madal ay mucaad ku midaysan yuhiin ay soo saareen in la dhiso dawlad doorasho dalka gaarsiisa. Hadaba maanta ayaa waxaa kulmay taageerayaasha Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye iyagoo madaxdii halkaas ka hadashay ay ku eedeeyey Mucaaradka in laga soo dirayo Xamar.

Daawo Videowga

Puntlandes.com

About The Author