Dhagayso: Wararkii ugu dambeeyey ee weerarkii Baydhabo
Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegay in dablay hubaysani ay weerar ku qaaday xarunta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana goobtaas ku geeriyooday ugu yaraan sideed qofood.
Weerakan ayaa aad waxaa looga cambaareeyey Soomaaliya guud ahaan iyadoo tacsina loo diray eheladii dadkii ku geeryooday weerarkaas.
Idaacada afka Soomaliga ku baxda ee VOA ayaa waraysiyo weerarkan kala yeelatay goob joogayaal iyo qaar ka mid ah sharaakiisha amaanka ee Magaalada , halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso:
Dhagayso waraysiyada
Puntlandes.com