Sawiro: Danjire Nicholas Kay oo dhex lugeeyey Garowe kana qaxweeyay goobshaah isagoom Taangi ku dhex jirim
Wakiilka Qaramada Midoobey u fadhiya dalka Soomaaliya, Danjire Nicholas Kay ayaa dhex lugooyey bartamaha magaalada Garowe ee caasimafa Puntland,
Danjire Kay oo ay wehliyeen saraakiil katirsan Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa socod ku soo maray meelo badan oo ka tirsan magaalada, sidoo kale waxa uu shaah ka cabay oo la sheekaysay dad shacab ah goob lagu shaaheeyo.
Puntlandes.com