Sawiro: Gudoomiye Ku Xigeenka Barlamaanka Somalia oo socdaal ku Maraya Gobalka Mudug
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka faderaalka Soomaaliya,Mahad Cabdalla Cawad ayaa xalay boqosho ku tagay Degmada Towfiiq iyadoo uu ku suganyahay xiligan
Cawad ayaa booqasho toddobad qaadatay ku jooga Puntland,waxuuna ku sugna maalmihii dambe magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland oo u kula shiray madaxda dowladda iyo qaybaha bulshada.
Waxaanna Maanta Uu Kulamo kale la qaadan Doonno Maamulka Dagmadda Towfiiq iyo Shacabka Deegaankaasi
Puntlandes.com