Dowlada Kenya oo sheegtay inay dib u fureyso safaaradii ay ku lahayd Soomaaliya
14 June 2021 (Puntlandes) Dowladda Kenya ayaa jawaab ka bixisay go’aankii dowlada Soomaaliya ay dhowaan ku sheegtay inay dib u fureyso safaaradii ay ku lahayd magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Qoraal ka soo baxay Wasaarada Arimaha Dibbada Kenya ayaa lagu sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay dib ugu furayaan Xaruntooda Safaaradda ay ku leeyihiin Muqdisho, isla markaana ay dib u bilaaban doonaan shaqooyinkii hakadka ku jiray.

Puntlandes.com