DFS oo magacaabaty Guddiga ku meel gaarka ah ee horumarinta Afka Soomaaliga

03 July 2021 (Puntlandes) Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdullahi Abuukar Xaaji, Cabdullahi Carab ayaa magacaabay Guddiga ku meel gaarka ah ee horumarinta Afka Soomaaliga, kuwaas oo wax ka qaban doona dhibaatooyinka heysta Afka Soomaaliga iyo horumarinta Akadeemiyad Goboleedka Af-Soomaaliga.


Puntlandes.com

About The Author