Daawo muuqaal: Abwaan Yuusuf Shaacir oo soo dhaweeyey kamid ahaanshaha gudi ay DFS magacawday

04 July 2021 (Puntlandes) Abwaan Yuusuf Shaacir oo ka mid Abwaanada Soomaaliyeed kuna nool magaalada Hargaysa oo warbaahinta la hadley ayaa sheegay in aanu wax dhib ah u arkin guddi uu xubin ka yahay oo uu magacaabey wasiirka Waxbarashada dawladda Federaalka Soomaaliya magacawday.

Abwaan Shaacir ayaa sheegay in guddidaas aaney aheyn guddi siyaasadeed balse uu yahay guddi ka shaqeynaysa afka iyo dhaqanka soomaalida.


Puntlandes.com

About The Author