Sawirro: Rooble iyo Wakiillada Beesha Caalamka oo yeeshay kulan looga hadlayo horumarrada laga sameeyay Arrimaha doorashooyinka dalka

05 July 2021 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa Wakiillada Beesha Caalamka la yeeshay kulan, diiradda lagu saaray arimaha doorashada dalka.

Kulan ayaa looga hadlay horumarrada laga sameeyay Arrimaha doorashooyinka dalka, amniga doorashooyinka iyo teegeerada beesha caalamka ee dhaqaale iyo farsamo ee doorashooyinka.


Puntlandes.com

About The Author