Guddiga xalinta khilaafaadka ee heer federaal oo guddoon doortay

06 July 2021 (Puntlandes) Xubnaha Guddiga xalinta Khilaafaadka ee Heer Federal ayaa maanta kulan koodii ugu horeeyay oo ka dhacay taandhada Afisiyoone ku doortay gudoomiye cusub .
Kulanka waxa Soo xaadiray 21 xubnood.

Xilka jagada Gudoomiyaha Guddiga xalinta Khilaafaadka waxa isku soo sharaxay
1. Cabdilahi Abyan Nuur iyo
2. Cali axamuud Farah( Cali Zeko)
Natiijada Doorashada gudoomiyaha:
– Abdulahi Abyan Nuur waxa uu helay 14 cod, halka Cali Maxamuud Faarah ( Cali Zeko) uu helay 7 cod.

Mudane Cabdilahi Abyan Nuur ayaa noqon doona gudoomiyaha cusub ee Guddiga xalinta Khilaafaadka ee Heer Federal.


Puntlandes.com

About The Author