Sawirro: Rooble iyo Axmed Madoobe oo si wadajir ah u gudoomiyay shirka Golaha wasiirada Dowlada Jubaland

08 July 2021 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo ayaa si wadajir ah u gudoomiyay shirka Golaha wasiirada Dowlada Jubaland.

Shirkan waxaa ka qeybgalay xubnaha Golaha wasiirada Xukuumada Federaalka ah iyo kuwa Dowlad Jubaland oo isku dhaf ah iyadoo ay qeyb ka tahay sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta wasaaradaha Xukuumada Federaalka ah iyo Jubaland.


Puntlandes.com

About The Author