Daawo Muuqaal dhamaystiran: Hadaljeedinadii munaasabadda xarig jarka Ceel biyoodka Dudun-Barwaaqo ee degmada Galxamur

08 July 2021 (Puntlandes)  Deegaanka Dudun-barwaaqo ee degmada Galxamur ee gobolka Doollo DDS Itoobiya ayaa shalay oo talaado ahayd bishuna ay ahayd 7da july 2021 waxaa xarigga laga jaray Ceel Biyood qodidiisu soo idlaatay, kaasoo looga hirgaliyey isku tashi Bulshada deegaanka dalka iyo dibadda kana mid ah Ceelasha iyo Iskuulada waxbarasho ee Badbaado Community.

Hadaljeedinadii munaasabadda xarig jarka Ceel biyoodka Dudun-Barwaaqo ee degmada Galxamur

Puntlandes.com

About The Author