Guddiga Doorashooyinka Puntland oo go,aamo ka soo saaray khilaafka soo kala dhexgalay urur-siyaasadeedka Mideeye.

11 July 2021 (Puntlandes) Xubno badan oo ka tirsanaa aasaasayaasha Ururka Mideeye ayaa shaaca ka qaaday inay isaga bexeen guud ahaanba ururkaasi sida lagu sheegay war ay soo saareen.

Siyaasiyiinta ka baxay Mideeye oo gaaraya 23 xubnood ayaa sheegay in arrintaani ay soo ifbaxday kadib markii la xallin kari waayey khilaaf muddo soo jiitamayey oo u dhexeeyey hoggaanka ugu sarreeya ururka oo xitaa la gaarsiiyey guddiga doorashooyinka TPEC.

Akhriso goaanka Guddiga Doorashooyinka Puntland uu ka soo saaray khilaafka soo kala dhexgalay urur-siyaasadeedka Mideeye.


Puntlandes.com

About The Author