Sawirro dheerad ah: War-murtiyeed Beesha reer Khalaf ka soo saartay xubinta Xildhibaanimo ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya

12 July 2021 (Puntlandes) Beesha Reer khalaf ee Cumar Maxamud ayaa waxaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug Shir ballaaran oo ay maanta ku yeesheen waxay ka soo saareen goaan la xiriira xubin Xildhibaanimo oo ka mid labada xubnood oo ay Beesha Cumar Maxamuud ku leedahay Golaha Shacabka.

Hoos ka akhriso War-murtiyeedka Beesha reer Khalaf


Puntlandes.com

About The Author