Sawirro: Wasiir kuxigeenka wasaaradda Haweenka Puntlnad oo Gaalkacyo ka daah furtey shirka haweenka musharixiinta ah ee Puntlnad

13 July 2021 (Puntlandes) Wasiir kuxigeenka wasaaradda Haweenka Puntlnad Sahrakiin Cabdi Xirsi ayaa magaalada Gaalkacyo ka daah furtey shirka haweenka musharixiinta ah ee puntlnad oo maal mahaan tabaabar oga socday magalada gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.

Shirkaan ayaa waxaa kasoo qeyb galey gudoomiyaha gobalka Mudug, wasiir hore marwo Caasho Geele Diiriye,  gudoomiyaha haweenka Puntlnad, gudoomiyaha haweenka gobalka Mudug iyo gabdhaha mushaxiriinta ah ee xildhibaanada Puntlnad ee heer federaal.

Munaasibada ayaa sidoo kale loogu qareemayaa sidii haweenku ay u gaari lahaayeen Qoondadooda 30% Doorashooyinka ku aadan.


Puntlandes.com

About The Author