Daawo Muuqaal: Hadaljeedinadii & Warmurtiyeedkii Beesha reer Khalaf kasoo saartay xubin Xildhibaan ee Golaha Shacabka DFS

13 July 2021 (Puntlandes) Beesha Reer khalaf ee Cumar Maxamud ayaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug Shir ballaaran oo ay ku yeesheen waxay ka soo saareen goaan la xiriira xubin Xildhibaanimo oo ka mid labada xubnood oo ay Beesha Cumar Maxamuud ku leedahay Golaha Shacabka.

Hoos ka daawo muuqal Hadaljeedinadii  iyo War-murtiyeedka Beesha reer Khalaf

Puntlandes.com

About The Author