Sawirro: Rooble oo kulan la yeeshay xildhibaannada ka soo jeeda gobobllada Woqooyi

14 July 2021 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay xildhibaannada ka soo jeeda gobobllada woqooyi ayaa kala hadlay arrimaha doorashooyinka ee uu hormuudka ka yahay.

Rooble ayaa xildhibaannada u xaqiijiyay in guud ahaan doorashada, gaar ahaana kuraasta gobollada woqooyi loo maamuli doono si daahfuran oo ka fog eex iyo qof jecleysi.


Puntlandes.com

About The Author