Sawirro: Guddi Wasiiro ah oo ka Kooban 4 Dowlad Goboleed oo gaaray Magaaladda Garbahaareey

14 July 2021 (Puntlandes)Guddi Wasiiro ah oo ka Kooban 4 Dowlad Goboleed ayaa gaaray Magaaladda Garbahaareey ee Gobolka Gedo, si ay u ambaqaadan dib u hashiisiinta loo idmaday.

Guddigan oo uu Guddoomiye u yahay Wasiirka Arimaha Gudaha ee Hirshabelle ayaa kulamo la qaadan doona Odayaasha, Waxgaradka iyo Ururada Bulshada ee Deegaankaa.

Tagitaanka guddigaan ee Garbahaarey ayaa kuso aadayo xilli Maamulka Gobolka Gedo ee taagersan Farmaajo ay sheegeyn inuusan wax xiriir ah kala dhaxeyn madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe, islamarkaana ay fursad siinayaan inta uga hartay waqtigiisa, oo ay ku sheegeen illaa bisha soo socota August.


Puntlandes.com

About The Author