Sawirro: Itoobiya oo tababar uga furmay wafti kasocda Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland, Ururada Siyaasada iyo Ururada Bulshada Rayidka ah

15 July 2021 (Puntlandes) Waxaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya saaka tababar uga furmay wafti kasocda Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland, Ururada Siyaasada iyo Ururada Bulshada Rayidka ah.

Tababarkan oo ah aqoon kororsi ku saabsan Korjoogtaynta Doorashooyinka Dawladaha Hoose ee Puntland ayaa waxaa bixinayay khubaro uu ka mid yahay Guddoomiyihii hore ee Guddiga Doorashooyinka Kenya Axmed Isaaq, khabiir Abdijalil Aw Daahir oo mudo ka shaqeynayay arimaha doorashooyinka iyo xubno ka socday dallada SONSAF.


Puntlandes.com

About The Author