Daawo sawirrada Puntland oo qado sharaf u samaysay masuuliyiinta Waxbarshashadda

15 July 2021 (Puntlandes) Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland ayaa qado sharaf u samaysay Wasaaradda Waxbarshadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare DFS, Wasaaraddaha Waxbarshashadda Dowladdaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa lagu soo sameeyey Duleedka Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland.


Puntlandes.com

About The Author