Akhriso Guddiga Doorashooyinka Puntland oo saaray jadwal dhamaystiran ee doorashada degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufayn

15 July 2021 (Puntlandes)Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo horay u asteeyay in maalinta 25 ka Oktoobar ay noqonayso maalinta doorashadu ka qabsoomay degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufayn ayaa hadda faafiyay jadwalka oo dhamaystiran oo ay ka muuqdaan dhamaan hawlaha waawayn ee qabsoomaya inta ka horraysa maalinta doorashada.


Hoos ka akhriso jadwalka oo ay ku cadyihiin shaqooyinka iyo waqtiga la qabanayo.


Puntlandes.com

About The Author