Muuqaal: Gudoomiye Xirsi oo shaki geliyey sida Maxkamadda Sare ee Somaliland dastuurka u tarjunto

05 June 2022 (Puntlandes) Gudoomiaha Xisbiga mucaaradka ee WADDANI Xirsi Xaaji Xasan oo xalay taageerayaal badan ee Xisbiga kula hadlay magaalaga Hargaysa ayaa sheegay in Maxkamadda Sare ee Somaliland ay dastuurka u tarjunto sida madaxweynuhu rabo.

Dhanka kale gudoomiye Xirsi ayaa eedereyey madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, wuxuuna ugu baaqay taageerayaasha Xisbiga inay u diyaargaroobaan mudaharaad.

About The Author