Sawirro-Muuqaal: Guddiga horumarinta Degmada Gaalkacyo oo ku wareejiyey Maamulka Degmada Gaalkacyo iyo shirkada Elgar lacag lagu…..

05 June 2022 (Puntlandes) Guddiga horumarinta Degmada Gaalkacyo oo horey ugu qareemayey dhismaha waddada wadnahana ee Gaalkacyo ayaa ku wareejiyey Maamulka Degmada Gaalkacyo iyo shirkada Elgar lacag ay uhayeen waddada laamiga oo dhan $7’000 USD. Oo ka mid noqonaysa lacagta lagu dhisayo Roundabout-ka barxada magaalada Gaalkacyo.

Dowladda hoose Degmada Gaalkacyo ayaa qorsheenaysa in wadda Halbowlaha ee Hormarta Isbitaalka Wayn Gaalkacyo Iyo Taliska Qeybta in laga dhiso Roundabout-ka Baxada magaalada Gaalkacyo dheereerkoodu dhan yahay 87mtr balaceedu yahay 50mtr.

About The Author