Daawo Muuqaal: Rooble oo ku dhawaaqay in berri laxiri doono jidadka Muqdisho

08 June 2022 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble Rooble oo ku dhawaaqay in laxiri doono jidadka Muqdisho inta ay socoto munaasabadda caleemasaarka madaxweyne xasan Sheekh.

Rooble ayaa Shacabka Muqdisho ka codsaday in ay u dulqaataan xirnaanshaha jidadka caasimadda inta ay socoto munaasabadda caleemasaarka madaxweynaha maadaama ay dalka imaanayaan madax iyo wufuud heer sare ah.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa faray Taliska Booliska in ay diyaariyaan gaadiid goobaha caafimaadka lagu geeyo dadka ay la soo darsaan xaaladaha caafimaad inta ay jidadku xiran yihiin.

About The Author