Daawo Muuqaal Somaliland: Gud Xirsi oo shaaciyey liiska masuuliyiinta laxiray & kuwa la dhaawacay kuna dhawaaqay

09 June 2022 (Puntlandes) Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Xaaji Xasan ayaa shaaciyey liiska masuuliyiinta ay dawladdu ku xirtay Mudaharaadkii maanta ka dhacay magaalada Hargaysa iyo kuwa ay ku dhaawacday.

Dhanka kale Gudoomiye ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay inay kasoo qaybgalaan Mudaharaad Ballaraan oo ay Xisbiyadda Mucaaradka Somaliland ku qaban doonaan maalinta Sabtida oo ku beegan 11ka June.

About The Author