Daawo Muuqaal: Guddoomiye Faysal oo ka hadlay Mudaharaadkii ballaarnaa ee maanta ka dhacay magaalada Hargaysa

09 June 2022 (Puntlandes) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa dshirjaaid oo ku qabtay Hargaysa uga hadlay Mudaharaadkii ballaarnaa ee maanta ka dhacay magaalada Hargaysa.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal oo ka hadlaya mudaharaadka iyo sidii wax u dhaceen ayaa yiri “Saaka waxaa si kadisa u dhacay Mudaharaad aan ku talo-gal ahayn, maalinta sabtida ayuu dhacayaa mudaharaadkii waynaa ee rasmiga ahaa..Khadar laangadhaw Askarnimada waxaa ku raacda qabyaalad, inanta aad laadka la dhacdayna rag ayay la dhalatay reer-na way kugu noqon-doontaa..Maalinta sabtida waxaa aan isticmaali-doona Drones si loola socdo dhaq-dhaqaaqa Ciidanka”

About The Author