Sawirro: Madaxweyne Deni oo ka qeybgalay munaasabadda Xafladda Caleemasaarka Madaxweynaha JFS ee 10aad

09 June 2022 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay munaasabadda Xafladda Caleemasaarka Madaxweynaha JFS ee 10-aad Mudane Xasan Shiikh Maxamuud.

Madaxweyne Deni ayaa u rajeynaya Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, in Alle u fududeeyo xilka.

About The Author