Xukuumada Somaliland oo Xabsi utaxaabtay Suldaan Cadogude
21 Aug 2022 (Puntlandes) Xukuumada Somaliland ayaa Xabsi u taxaabtay Suldaan Cadogude, Suldaanka ayaa ah Gudoomiyaha Guddida Garxajis wuxuuna si xoogan uga soo horjeeday madaxweyne Muuse Biixi.
Suldaanka ayaa goor dhow waxay Xukuumada Somaliland ku xirtay magaalada Hargaysa.
Ilaa hadda lama oga sababta keentay xariga Suldaanka, balse suldaan Cada-gude ayaa kamid ah madax dhaqameedka sida weyn mudaaridka ugu ah madaxwayne Biixi wuxuuna taageera Xisbiyada WADDANI iyo UCID.